BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
05 Nofembar, 2009, 14:51 GMT; 17:51 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Tantanka xulalka dhlainyarada
 

 
 
Tartanka xulalaka dhallinyaada ee aduunka da'doodu ay ka hoosayso 17kasano ayaa waxaa uu galay wareegga 16ka.

Brazil, Algeeriya, Malaawi, Gambia, Hunduras, Costa Rica, oland iyo Japan ayaa teribuunka loo diray.

Shalayna wareegga 16ka, afar kooxood oo kale ayaa la raaciyey sida ka muuqanaysa natiijada:-

Colombiya 3; Argentine 2
Italy 2; USA 1
Turkey 2; Imaaraadka 0
Switzerlandr 4; Germany 3

Galabta illaa iyo caawana waxay ciyaaaha dambe ee wareegga 16ka ay u dhacayaan sida tan;-

Mexico waxay la ciyaareysaa Koonfur Kuuriy, Spain iyo Burkina Faso, Nigeria waxay wada ciyaarayaan New zealand, Iran waxay foodda is darayaan xulka dhallinyarada Urugway.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin