|
Rajo xumada Liverpool
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Liverpool rajo badan kama laha in ay u soo baxdo wareega labaad ee tartanka Champions League.
Waxay barbaro hal iyo hal ah la gashay kooxda Lyon. Horay labadan koox wax goolal ah way kala dhalin waayeen. Group-ka E oo ay ku wada jiraan, waxa hogaaminaysa Lyon oo dhibcood leh, waxaana labaad ku jirta Fiorentina oo 9 dhibcood leh, halka Liverpool ay ku jirto booska 3-aad oo ay leedahay oo kaliya 4 dhibcood, waxaase ka hoosaysa kooxda Debrecen. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||