|
Arsenal Vs Alkmaar
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Kooxda Arsenal waxay cashar lama ilaawaan ah u dhigtay kooxda AZ Alkmaar.
Isaragii labaad ee tartanka horyaalada Europe ee Champions League oo labadan koox isku arkeen, iyagoo ku wada jira Group H, ayaa AZ Alkmaar si wayn loogu quusiyay. Waxaa Arsenal ay ku garaacday AZ Alkmaar 4-1. Arsenal kaalintii koowaad ayay kaga soo baxaysaa Group-ka iyadoo leh 10 dhibcood. Olympiakos, ayaa leh lix dhibcood. Standard Liege, ayaa 4 dhibcood leh. AZ Alkmaar way ugu hoosaysaa, waxay leedahay oo kaliya 2 dhibcood. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||