London 2012

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Janaayo, 2012, 15:49 GMT 18:49 SGA

Goobo kala duwan oo isugu jira London iyo meelo ka baxsanba way ka dhacayaan cayaaraha kala duwan ee lagu tartamayo cayaaraha Olympic-ada adduunka ee 2012-ka London lagu qabanayo. Gobolo ayaa ka mid ah meelaha ay kubadda cagtu ka dhacayso.

Waa Garoomada ay ka dhacayaan cayaaraha kala duwan ee tartamada London Olympic 2012.

Waxay BBC la soconaysaa horumarka ay cayaaraha ka sameeyaa ilaa 15 cayaartoy. Waxaa la eegayaa horumarkooda laga bilaabo xilliga ay tababarka samaynayaan ilaa halka ay riyadoodu ku dambayso.

bbc.co.uk navigation

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.