BBC navigation

Doorashada Guud ee Kenya 2013

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Maarso, 2013, 00:33 GMT 03:33 SGA

Uhuru Kenyatta ayaa ku guulaystay doorashada madaxweynanimada Kenya ee 2013 isagoo helay in ka badan lix milyan codad.

Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Kenya ee Uhuru Kenyatta ayaa hadal uu jeediyay sheeegay in dadka uu ugu shaqayn doono daacad.

Maqal04:22

Kenya ayaa maanta oo Isniin ah 4 March u dareertay goobaha codbixinta, waxay dadku go'aanka ka gaarayaan cidda hogaamin doonta dalka Kenya 5-ta sano ee soo socota.

Daawo00:46

Dadka Kenya waxa ay 4-ta Maarso gelayaan doorasho guud oo ay hareysay xusuusta rabshadihii aan la fileyn ee dhacay kadib markii la isku qabtay natiijada doorashadii Disember 2007.

Ka dib muddo 10 sanno ah oo uu hoggaaminayey dalka Kenya, ayuu madaxweyne Mwai Kibaki, waxa uu xilka baneyn doonaa ka dib doorashooyinka Nenya ka dhici doona afarta bisha Maarso ee sannadkan 2013-ka.

Warbixinno codad ah

Sawirro

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.