BBC navigation

Cayaaraha

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 Luulyo, 2014, 05:51 GMT 08:51 SGA

Maanta oo ah maalinta 20-aad ee Koobka Adduunka ayaa waxaa wada dheeli doona Argentina iyo Switzerland halka ciyaarta kalana ay dhex mari doonto Belgium iyo USA.

  • Xiriirka Kubada Cagta ee FIFA ayaa sagaal ciyaarood ka mabnuucay ciyaaryahanka Uruguay Luis Suares kaddib markii lagu helay dambi ah inuu qaniinay cyaaryahanka Giorgia Chiellini.

    26 June 2014

  • FIFA, oo baaraysa Suarez in uu cayaartoy Talyaani ah qaniinay iyo cayaarihii xalay lagu kala badiyay, yaa soo baxay sidee la isugu aadi doonaa, iwm.

    25 June 2014

  • Gudoomiyaha kubadda cagta ee Ghana ayaa dacwaynaya Jaraa'id ku eedeynaya inuu ku lug lahaa ciyaaro natiijadooda la sii dajiyo.

    23 June 2014

  • Kooxda Costa Rica ayaa guul la yaab leh gaaray kadib markii ay garaaceen Taliyaaniga oo ay uga badiyeen hal gool iyo waxba.

    20 June 2014

  • Waxaa sare u kacday cabsida laga qabo weerraro ay kooxaha mayalka adag ee Islaamiga ah ay ku qaadaan taageerayaasha kubadda cagta ee wadammada Afrika, Inta ay socdaan ciyaaraha adduunka.

    19 June 2014

  • Xulka waddanka Brazil ayaanan soo bandhigin ciyaar lagu qanco, kaddib markii ay kooxda Mexico ku celisay barbaro 0-0 ah.

    18 June 2014

  • Kooxda Nigeria ayaa si habsami leh ugu soo baxday tartanka koobka adduunka ee Brazil. Xulka ayaa ka dhisan difaaca iyo weerarka.

    17 June 2014

  • Xulka Ivory Coast ee ka qeybgalaya koobka adduunka ayaa waxa u dheelaya ciyaaryahanno caan ah oo ay ka mid yihiin Didier Drogba iyo Yaya Toure.

    17 June 2014

  • Magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay waxaa rasmi ahaan ay u yeelatay garoonkii ugu horreeyay ee kubada cagta oo roog caws macmal ah.

    17 June 2014

  • Michael Schumacher ayaa ka soo baxay suuxdin kadib markii uu galay shil bishii December isagoo samaynaya ciyaaraha barafka.

    16 June 2014

Koobka adduunka ee Fifa 2014

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.