Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.5 Mb)

Taariikhda Kooxda Cameroon

13 Juunyo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 20:25 SGA 17:25 GMT

Xilli hore ayaa ugu dambeysay xulka Cameroon inuu ka run sheego naaneestooda ah libaaxyada aan la loodin karin.

Waxa uu xulka ku guul dareystay in uu usoo baxo labadii koob ee ugu dambeysay qaaradda Afrika, waxaana FIFA ay mudo kooban joojisay inay la macaamisho xulka kadib markii ay dawladda soo faragashatay.

Kooxda ayaa waxaa ku badan ciyaartoyda difaaca ah, waxaana ay la'yihiin ciyaartooy fursado u abuuro, ilaa ay dhacday in Alex Song oo khadka dhexe uga dheelo kooxda Barcelona laga dhigay ciyaartoyga dheesha qaabeeya.

Faalo umuurtaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay weriyahayaga Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.