BBC navigation

Natiijooyinka Horyaalka Ingiriiska

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 18 Novermber, 2012, 13:17 GMT 16:17 SGA

Arsenal waxay 5-2 ku martay Tottenham oo toban nin ku ciyaareysay kaddib markii laga saaray laacibka Adebayor oo isagu goolka ugu horreeyay ee ciyaarta kooxdiisa u dhaliyay daqiiqadihii ugu horreeyay hase ahaatee isla dhowr daqiiqo kaddib warqadda Cas loo taagay markii uu si xun u jallaafay ciyaartoy ka soo horjeeda.

Liverpool 3 Wigan 0
Manchester City 5 Aston Villa 0
Newcastle 1 Swansea 2
QPR 1 Southampton 3
Reading 2 Everton 1
West Brom 2 Chelsea 1
Norwich 1 Manchester United 0

Tartanka horyaalka oo hadda maraya toddobaadkii 12aad waxaa hoggaanka u qabatay Manchester City oo leh 28 dhibcood, waxaana ku xigta Manchester United oo iyaduna leh 28 dhibcood waqtiga daabacaaddan. Chelsea waxay hoos ugu soo dhacday kaalinta 3aad iyo 24 dhibcood.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.