16 Maarso, 2011, 22:01 GMT 01:01 SGA

Dood iyo faallooyinka dhinaca cayaaraha ah

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal


Barnaamijka Cayaaraha Sabtida, waxaanu ku soo qaadanaynaa, Maadaama aysan jirin cayaaro toos ah ee tartanka England Premiership:

Tartanka FA Cup oo galabta la cayaarayo.

Dood ku saabsan England Premiership.

Dood cayaaraha Europe Champions League

iyo Faallooyin cayaaraha la xiriira guud ahaa.

Marka ugu horaysa ayaanun eegaynaa tartanka FA Cup ee wareegga lixaad ay kooxuhu ku tartamayaan, kadina dood dheer oo ku aadan tartanka England Premiership,

Laba cayaarood oo tartanka ku tirsan ayaa maallintaas dhacayay.

Birmingham iyo Bolton ayaa wada cayaaray.

Cayaarta labaad oo ah mid aad loo wada sugayay, ayaa 8:15 daqiiqo saacadda africada bari dhexmartay kooxaha Man U iyo Arsenal. Arsenal waa laga badiyay.

Waa labada koox ee isku haya tartanka England Premiershipka Hogaamintiisa oo ay u dhexayso 3 dhibcood oo kaliya iyadoo Man U oo saraysa ay cayaar dheer tahay, halka Man U 29 kulan ka dheeshay Arsenal 28 ayay cayaartay.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.