Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Injineer Baana
Xiriirka kubadda Koleyga Soomaliya oo muddo dheer ka maqnaa saxada maamulka ciyaaraha kubadda koleyga ee wadamada Afrika, ayeey hadda u suurtagashay, in uu mar kale dib u soo muuqdo, wuxuuna hadda ka mid noqday, gudiyada maamulka ee xiriirka kubadda koleyga ee Qaaradda Afrika ( FIBA).
BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.