bbc.co.uk navigation

CAYAARAHA

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 Mey, 2012, 12:06 GMT 15:06 SGA

Chelsea ayaa rigoorayaal ku qaadday horyaalka Yurub. bayern ayay ka badisay.

  • Hoggaamiyeyaasha tartanka horyaalka Ingiriiska ee Manchester United iyo Manchester City waxay goor dhow isaga hor imanayaan ciyaar ka mid ah kuwii ugu muhiimsan tartanka horyaalka kubbadda cagta Ingiriiska ee sanadkan oo ka dhacaysa garoonka Etihad.

    30 Abriil 2012

  • Maanta cayaaro aad u xiiso badan ayaa dhacaya tartanka Premier League iyo sidoo kale tartanka Championship-ka.Waa laba tartan oo kooxaha ka soo dhaca iyo kuwo ka soo dallaca midba midka kale ay u wareegaan.

    28 Abriil 2012

  • Koobka England Premier League, wuxuu aadayaa sanadkan Manchester, balse labada koox ee magaaladaas midda qaadanaysa koobka ayaan la ogayn, ma Man U iyo mise Man City?

    22 Abriil 2012

  • Wilson Kipsang iyo Mary Keitany, oo ka socday dalka Kenya ayaa ku kala guulaystay orodka dhinaca ragga iyo dumarka.

    22 Abriil 2012

  • Chelsea waxay martigalinaysaa kooxda Wigan. Chelsea waxay hadda ku jirtaa booska libaax, si ay ugu soo laabato booska shanaad oo kooxda Newscastle ay kaga dhuumatay, waxay u baahan tahay in ay ka badiso kooxda Wigan.

    7 Abriil 2012

  • Mancehster City waxay la cayaaraysaa Sunderland. Man City oo in muddo ah hogaanka haysa ayaa hadda 3 dhibcood waxaa ka horaysa Manchester United.

    31 Maarso 2012

  • Qoraal toos ah ee cayaarta Chelsea iyo Tottenham. Waxay cayaartu ku dahmaatay 0-0. Chelsea, oo gurigeeda lagu cayaarayay kama faa'iidaysan.

    24 Maarso 2012

  • Cayaaryahanka kooxda Bolton, Fabrice Muamba ayaa isbitaalka loola cararay kadib markii uu dhacay.

    17 Maarso 2012

  • BBC waxay bilowday faallo qoraal toos ah ee cayaaraha Premier League. Swansea ayaa cayaarta ku badisay 3-0 oo looga adkaaday kooxda Fulham oo lagu cayaarayay garoonkeeda Craven Cottage.

    17 Maarso 2012

  • Kooxda Fulham waxay martigalinaysaa kooxda Swansea. Waxaa kaloo cayaaraha kooxaha Wigan iyo West Brom. Toos ayaan u soo daynaynaa cayaarta Fulham iyo Swansea. Qoraal toos ah ayaan sidoo kale ku soo gudbinaynaa boggan.

    17 Maarso 2012

Sport

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.