BBC navigation

Aqoon Guud

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 4 Agoosto, 2014, 17:51 GMT 20:51 SGA
  • Xirmadani waxay si aada u lafagureysaa xaquuqda caruurta gaar ahaan kuwa dayacan sidii looga ilaalin lahaa dayaca iyo tacadiyadaba.

    Maqal33:04

    9 September 2011

  • Sharciyaqaan Cumar Sheekh Cali oo sharaxaya qodobka 35aad ee xuquuqdaa tilmaamaya ayaa sheegay in qodobku uu si cad u tilmaamayo in qof kasta uu xaq u leeyahay inuu helo waxbarsho.

    Maqal30:05

    8 September 2011

  • Cabdikariim Xaashi Kadiye oo ah aqoonyahan akhriyay dastuurka qabyada ayaa waxaa uu sharxayaa in qodobkan uu sheegayo in ubad kasta waalidkiisa uu xaq ugu leeyahay xanaano ay ka mid tahay waxbarasho iyo barbaarin.

    Maqal31:31

    8 September 2011

  • Cutubka 15aad ee sugidda nabadda iyo amaanka qaranka oo uu sharxay Cusmaan waxaa uu sheegay in qodbka 162 uu tilmaamayo in xukuumadda federaalka Soomaaliya ay damaanad qaadayso nabadda,gobanimada iyo amaanka qaranka Jamhuuriyadda iyo badbaadinta shacbigee

    Maqal30:45

    8 September 2011

  • Dastuurka qabyada ah haduu meel mar noqda waxaa uu damaanad qaadayaa xaqa shakhsiyaadka ku samaysan karaan xisbiyo siyaasadeed Khabiir Cismaan Cabdulaahi oo akhriyay dastuurka qabyada ayaa sharaxaya cutubka 3aad ee tilmaamaya xaqa ka qaybgalka siyaasad

    Maqal30:10

    8 September 2011

  • Sharci yaqaan Cabdirashiid Sheekh Cali ayaa waxaa uu tilmaamayaa Qodobka 22aad waxa uu ka kooban yahay: - Qof kasta waxa u xor u yahay inuu ku dhaqmo diintiisa. - Qofka muslimka ah kama bixi karo diintiisa. - Diin aan ahayn Islaamka laguma faafin karo d

    Maqal32:52

    8 September 2011

  • Cabdirashiid Cali Axmed oo ah aqoon yahan soo akhriyay qoraalka qabyada ah ee dastuurka ayaa sheegay in qodobka 25aad ee dastuurka qabyada faqradiisa 1aad uu qorayo in qof walba uu xaq u leeyahay inuu abaabulo kana qaybgalo kulano ama banaanbax si xas

    Maqal34:24

    8 September 2011

  • Qodobkan oo la socoda kii tododbadkii hore ee falanqaynta lagaga hadlay waxaa baahida ay Soomaalidu u qabaan xiligan iney helaan sharci iyo kala danbeyn ku sharaxaya sharci yaan Cabdi Jaamc Kilinbe, waxaana uu sheegay in uu aamisan yahay inuu ku helayo

    Maqal32:21

    8 September 2011

  • Qodobka dastuurka ee qabya qoraalka ee sheegaya Sharciga iyo kala danbeynat sida dadku ugu hogaansami karaan waxaa sharaxaya Sharci yaqaan Cabdi Jaamac Kilinbe, waxaana uu sheegay in marka sharciga taliyo oo sida uu yahay u fulo , dadka ixtiraamo, dawlada

    Maqal31:44

    8 September 2011

  • Waxaa barnaamijkaan 35 aad lagu lafagurayaa dalal Dastuuradooda isbadal lagu ameeyey iyadoo sharaxaad dheeraad ah laga bixnayo sababihii keenay in dastuuradaasi labadelo. Waxaa kaloo looga hadlay barnaamijka saameyntii isbadlka dastuurku ku yeeshay dadkii

    Maqal34:05

    8 September 2011

Taariikhda Soomaalida

Barashada Af-Ingiriiska

Aqoon Kororsi

  • Waxaa loogu talagalay si BBC ay dadka af Soomaaliga ku hadla ula wadaagto isbeddelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.