Guurka Sacuudiga iyo qaxootiga Suuriya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 20 Mey, 2013, 21:34 GMT 00:34 SGA

Media Player

Gabdhaha reer Suuriya ayaa ah gabdho aad u qurxan markii ay ka soo qaxeen dagaalka ayaa saboolnimo darteed ay reerkoodii ka iibinayaan niman ka waawayn.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Xaalaada adag ee dadka ka soo qaxay Suuriya ayaa wali sii socota. Hayadda Qaramada Midoobay ee qaxootiga UNHCR waxay ku qiyaastay in nus milyan qaxooti Suuriya ah inay ku nool yihiin dalka Urdun oo kaliya.

Ma jiro gargaar ku filan qaxootiga tirada badan ee imaanaya waxayna qaarkood qaadanayaan talaabooyin adag oo ay ku badbaadaan.

Wariyaha BBC Beth MCLeod ayaa waxay ka waramaysaa in reero qaar ay gabdhahooda yaryar u guurinayaan niman waawayn si ay lacag uga helaan.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.