Halkay maraysaa siyaasada Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 4 Mey, 2013, 10:39 GMT 13:39 SGA

Media Player

Shirka Soomaaliya ee ka dhacaya London ayaa waxyaabaha looga hadlayo waxaa ka mid ah xalinta siyaasada Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Inta laga gaarayo shirka London ee Soomaaliya dhageystayaasha BBC waxaan u soo gudbin doonaa warbixino aan ku eegeyno arrimaha siyaasadda, amniga, maaliyadda, dhaqaalaha, xuquuqda bani'aadanka iyo qodobo kale.

Haddaba Saakay waxaan eegi doonaa hanaanka geedi socodka siyaasada Soomaaliya, arrintaana waxaa waribixintan inooga soo diray wariyaha BBC Ibrahim Maxamed Aadan.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.