BBC navigation

Brazil: Maracana istaadiyam oo la dayactiray

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 28 Abriil, 2013, 16:21 GMT 19:21 SGA
Maracana Stadium

Maracana Istadiyam ee Brazil oo lagu ciyaari doono koobka kubadda cagta adduunka 2014ka ayaa wali uu ku socdaa dhismo.

Mid ka mid ah istaadiyamyada ugu wayn adduunka ee kubadda cagta lagu ciyaaro Maracana, ayaa laga furay magaalada Rio de Janeiro ee Barazil kadib markii dayactir lagu sameeyay.

Dayactirka ayaa waxaa ku baxday nus bilyan dollar. Waxaa lagu dhaleeceeyay lacagta inay badan tahay iyo inay waqti dheer qaadatay.

Saddex meelood meel ayaa loo furay kuraasta istaadiyamka dadkii fiirsanayay ciyaartii ugu horaysay oo saaxiibtinimo.

Wararka la xiriira

Ciyaaraha

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.