BBC navigation

Ariana Delawari oo Muqdisho ka heesaysa

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 25 Maarso, 2013, 21:32 GMT 00:32 SGA

Media Player

Fanaaniin adduunka ka kala timid ayaa bandhig faneed ku qabanaya Muqdisho markii ugu horaysay in kabadan labaatan sano.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Ariana Delawari

Ariana Delawari ayaa kamid ah fanaaniinta Muqdisho ka ciyaaraysa. Ariana waa Jilaa, Heesaa, Film sameeye, Muusigana ciyaarta.

Fanaaniin ajnabi ah oo ka badan toban iyo kooxda dhalinyarada Waayaha Cusub, ayaa Muqdisho yimaadeen maanta iyagoo sita qalab music ah oo dhamaystiran.

Waxay sheegeen inay bandhig faneed ka dhigi doonaaan Muqdisho meel fagaaro ah.

Waa markii ugu horaysay ee ay fanaaniin ajnabi ah ku dhigaan bandhig faneed Somaaliya mudo ka badan labaatan sano.

Fanaanninta waa fanaaniin caan ah oo kala yimaaday Maraykanka, Ciraaq, Afganistaan, Mali iyo Sudan.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.