BBC navigation

Sawirrada doorashada Madaxweynaha

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 September, 2012, 11:58 GMT 14:58 SGA

Sawirro: Doorashada Madaxweynaha

  • Xasan Shiikh Maxamuud iyo Shariif Shiikh Axmed oo dhageysanaya tirinta codadka
  • Dadweyne fara badan oo taageersan Madaxweynaha cusub oo isugu soo baxay jidadka Muqdisho
  • Mid ka mid ah boorarka ololihii doorashada ee Madaxweynaha cusub Xasan Shiikh Maxamuud
  • Madaxweynaha cusub iyo qaar ka mid ah xubnihii musharraxiinta ee la tartamayay
  • Madaxweynaha oo markii la doortay salaamaya mudanayaasha baarlamaanka
  • Madaxweyne Xasan Shiikh waa nin aan horey loogu aqoon siyaasadda Soomaaliya
  • Madaxweynaha cusub ayaa markiiba loo dhaariyay xilka Madaxtinimada

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.