10 June, 2010, 12:28 GMT 15:28 SGA

Buug Cusub

  • Xafladda Buugga Cusub
    Markus Hoehne iyo Virginia Luling waxa ay qoreen buugga Nabad iyo Caano, dagaal iyo Abaar
  • Danjire
    Danjire Maxamed Cumar Cismaan oo ka hadlaya xafladda buugga cusub
  • Buug
    Buugga cusub ee Nabad iyo Caano, Dagaal iyo Abaar
  • xafladda
    Dadka ka soo qeybgalay xafladda buugga cusub
  • Xafladda
    Xafladda waxaa lagu qabtay dugsiga SOAS ee jaamacadda London
  • Markus
    Markus Hoehne waxa uu wax ka qoray buugga Nabad iyo Caano, Dagaal iyo Abaar oo ka hadlaya Soomaaliya
  • Martin Owen
    Martin Owen waa qoraa ku hadla af-Soomaaliga oo waxna ka dhiga dugsiga SOAS ee jaamacadda London
  • Prof I.M. Lewis
    Prof I. M. Lewis oo 80 jirsaday ayaa lagu maamuusayay buugga cusub
  • Danjire
    Danjire Maxamed Shariif
  • Xafladda
    (Midig) Danjire Maxamed Cismaan, Yusuf Garaad iyo Sacda Mire

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.