BBC navigation

War

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 Abriil, 2014, 15:13 GMT 18:13 SGA

Kooxdii ugu horreysay ciidan Uganda ka soo jeedo oo hoos tegi doono Qaramada Midoobay oona ilaalin doono xarumahooda ayaa gaaray magaalada Muqdisho.

Kooxaha u ololeeyo mucaaradka Suuriya ayaa dowladda ku eedeeyay inay hub sun ah ku weerartay deegaan ku dhow Dimishiq

Koofurta Ukraine, Sadax qof ayaa ku dhimatay, 13 kalana way ku dhaawacmeen markii 300 oo qof ay weerareen magaalada Mariupol.

Xul

Nelson Mandela oo geeriyooday

  • Nelson Mandela, madaxwaynihii ugu horeeyay ee madow ee dalka Koonfur Africa ayaa geeriyooday. Halkan kala soco warark BBC ka diyaarsay oo dhan.

BBC Somali

Barashada Af-Ingiriiska

Akademiga Warfaafinta

  • Bogaggan waxaa loogu talagalay si BBC College of Journalism iyo BBC Soomaali ay dadka af Soomaaliga ku hadla ula wadaaggaan isbeddelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.